Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
WARARKA MAANTA
Ra’iisul wasaare ku -xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shaaciyay in ay Soomaaliya Qaramada Midoobay u gudbisay qorshaheeda tabarrucaadka Qaran ee waafaqsan heshiiskii Paris ee isbedelka cimilada. “Waxaan ku faraxsanahay…
Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Doorashooyinka iyo Caabuqa COVID-19 “SAWIRRO”
Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayuu ugu horreyn ka siiyey Golaha warbixin xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo doorashooyinka. Ra’iisul Wasaaraha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal ayaa shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashada guddoonka guddiga doorashada xildhibaanada Somaliland ku matalaya labada aqal ee BFS. War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay…







