Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Waxbarashada dalka Masar ayaa la ballan qaaday in kordhin doonto deeqaha waxbarsho ee ay siiyaan ardeyda Soomaaliyeed kadib kulan magaalada Qaahira ku dhexmaray Wasiirka Waxbarashada DFS C/laahi Abiikar Xaaji…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Maamul goboleedka Koonfur-galbeed Cabdicasiis Maxamed Xasan “lafta-green” ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya. Safarka Madaxweynaha ayaa la xiriira ka qeybgalka Shirka Madasha wadashatiga Qaran oo la…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa la filayaa in maalmaha soo socda safar ku tagaan dalka Sacuudi Carabiya, kaddib markii ay martiqaad ka heleen Boqortooyada…






