Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamuud Cali Cabdullahi (Gaabshaa)
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka furmay magaalada Muqdisho. Shirka ayaa mudada uu socdo diirada lagu saaraya dardargelinta howlaha doorashooyinka,…






