Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya ayaa Cambaareeyey Qarixii ismiidaaminta ahaa ee saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho. “Waan cambaareynayaa weerarkii ay argagixisada Alshabaab saaka ka geysteen Muqdisho…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha KGS & Boqor Buur madow oo ka wada hadlay dadkii laga soo musaafuriyay laas-caanood
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Boqor Cusmaan Abuu Maxamuud (Buurmadoow) oo kamid ah Duubabka Dhaqanka Sonaliland…
Waxaa Magaalada Muqdisho kulan Maanta ku yeeshay inta badan Xubnaha midowga Musharrixiinta Madaxweynaha Soomaaliya, kuwaas oo saluugsan habka ay ku socdaan doorashooyinka Golaha Shacabka. Kulanka oo uu shir guddoominayo Madaxweynihii…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…







