Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb-galay Shir Madaxeedka Suuqa-wadaagga Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) ayaa soo bandhigay fursadaha ballaaran ee ku aaddan maalgashiga Soomaaliya.Madaxweynaha ayaa…
Category
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Ku celsika Barnaamijka Wax soo saarka habka wanagsan ee Beerashada loo isticmaalo
written by Warsan Radio
Hoos ka dhageyso Barnaamijka oo todobaadkaan looga hadlaayo hordhac kooban oo ku saabsan habka wanagsan ee Beerashada loo isticmaalo,barnaamijka ayaa waxa soo sartey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa goordhow ka bilaabatey doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. Kursiga kowaad ee doorashada lagu bilaabay ayaa ah Hop-067 oo ay kuwada tartamayaan Musharaxiinta kala ah. 1-Cabdiraxman…








