Waxaa soo baxaya faahfaahin la xiriira qarax goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho,waxaana qaraxa ku dhintey weriye Cabdicasiis Afrika oo ka mid ahaa weriyaasha caanka ahaa ee u shaqeeya dowlada…
Sida uu Wakaaladda Wararka ee Reuters u sheegay Fadlallah Burma Nasir oo ah Madaxa Xisbiga Ummadda ee dalka Suudaan, Millateriga Suudaan ay qorsheynaya inay dib u soo celiyaan Ra’isul Wasaaraha…
Dowladda Canada ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda inay si deg-deg ah uga baxaan waddanka Itoobiya, sida lagu sheegay qoraal rasmi ah oo ay soo saartay waaxda socdaalka ee dalkaas. “Hadii aad…
Waxaa ka sii dareysa xaaladda bani’aadanimo ee ka dhalatay abaaraha baahsan ee ka jira qaybo ka mid ah dalka, oo qoysas fara-badan ku khasbay inay guryahooda ka barakacaan. Magaalada Kismaayo…
Ugu yaraan 3 qof ayaa gaajo ugu dhintay tiro kale oo aan la xaqiijin way is dal-daleen kadib markii ay xoolahoodii ku waayeen abaarta ka jirta gobolka Gedo ee dowlad…
Kooxda Kubadda Cagta Manchester United ayaa shaqada tababarenimo ka ceyrisay Ole Gunnar Solskjaer kadib guul-darradii xooganeyd ee Sabtidii ku dhacday iyo hal guul oo kaliya toddobadii kulan ee ugu dambeeyey.…
Qabuuro ku yaalla Isbitaalka Xoogga ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu aasay Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed “Afrika” oo xalay ay Al-Shabaab ku dileen qarax Is-miidaamin ah oo lala beegsaday.…