Waxaa soo baxaya faahfaahin la xiriira qarax goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho,waxaana qaraxa ku dhintey weriye Cabdicasiis Afrika oo ka mid ahaa weriyaasha caanka ahaa ee u shaqeeya dowlada federalka.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid lagu xirey gaari uu watay weriye Cabdicasiis Afrika.
previous post

