Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa bogaadinayay guddiyada doorashooyinka Somaliland iyo Galmudug oo bilaabay Doorashada kuraasta Gollaha Shacabka waqtigii loogu tala galay. War-saxaafadeed kasoo baxay Guddiga doorashooyinka ayaa waxaa maamul…
WARARKA MAANTA
Ciidanka Kumaandooska Gor-Gor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal amniga lagu xaqiijinayay kaa sameeyay degaannada Buushka Muuri idimow iyo Cabow dibile ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Saraakiisha Ciidamads Ururka 7-Aad Ee…
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS ugu magacaabay Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, Halka Wasiir-ku xigeenka Wasaaradda…
Madaxweynihii hore Soomaaliy Sheekh Shariif Shekh Axmed iyo Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kula ku saabsan arrimaha doorashooyinka maanta ku yeeshay. Kulanka Madaxda…
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Gobollada Waqooyi ayaa soo saaray jadwalka diiwaangelinta musharaxiinta xildhibaanada 9ka kursi ee dhowaan la shaaciyay. Halkan ka aqriso qoraalka ka soo baxay guddiga doorashada gobolada…








