Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa sheegay in dhawaan la bilaabayo doorashada kuraastii ugu horeysay ee golaha shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Maamulka Galmudug. Qoor Qoor…
Guddiga doorashooyinka oo ku baaqay in si deg deg ah loo soo xulo Ergooyinka doorashada Golaha Shacabka
written by Warsan Radio
Afhayeenka Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal Axmed Safiina ayaa sheegay in guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ay u soo gudbiyeen liiska Shan kursi oo doorashadooda ay ku qabanayaan Magaalooyinka Dhuusamareeb &…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo maalmihii lasoo dhaafay safar qaatay maalmo ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Garoonka…










