Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, waxaana Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde kusoo dhaweeyay Xubno ka tirsan Midowga Musharrixiinta. Cumar Cabdirashiid oo Afartii…
Category
WARARKA MAANTA
Maamulka Gobolka Hiiraan oo si kulul uga hadlay weerarkii Carruurta ay ku dhinteen
written by Warsan Radio
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa marka hore u taxsoyadeeyay qoysaskii ay ka geeriyoodeen Carruurtii xalay ku geeriyootay hoobiyihii ku dhacay Gurigooda oo kuyaalla Magaalada Beledweyne kadib weerarkii…








