Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saaka waxaa ay weerar ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Jubbaland ku leeyihiin degaanka Baar Sanguuni oo kuyaal duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Dagaal…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubbaland oo la kulmay wafdi ka socda dowladda Soomaaliya
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Dowlad Goboleedkw Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Aqalka martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay masuuliyiinta Wasaaradaha Caafimaadka Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha xubnaha ka ah ee ka qeybgalay shirkii…
Isimada dhaqanka Magaalada Boosaaso ee Xsrunta Gobolka Bari ayaa bilaabay dadaalo xal loogu raadinayo xiisadda ka dhalatay xilka qaadistii Madaxweynaha Puntland uu ku sameeyay Agaasimihii Ciidamada Hay’dda PSF Maxamuud Cismaan…









