Weerarka Bam Gacmeed oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay Suuq kuyaalla Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Bam gacmeedka ayaa waxaa lagu tuuray meel…
WARARKA MAANTA
Waxaa sii xoogeeysanaya khilaafka salka ku haaya habka maareynta doorashooyinka Golaha Shacabka ee u dhaxeeya Xubnaha Guddiga maamulaya doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee loo yaqaan Somaliland Khilaafkaan ayaa waxaa uu ka…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Puntland , Cabdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad , Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa…
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu xeer Madaxweyne ka soo saaray Mamnuucidda ka qeyb-Qaadashada arrimaha Siyaasada dalka Soomaaliya, waxaana xeerkaas uu u dhigan yahay. Markuu Arkay Madaxweynaha Somaliland…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…










