Catherine Ruto oo ah xaaska Askari ka tirsan Ciidamada AMISOM ee ka howlgalla Soomaaliya ayaa meydkeeda qoyskeeda waxaa ay ka heleen Hoygeeda oo kuyaalla tuuladaKosachei ee ka tirsan degmada Turbo eeismaamulka…
WARARKA MAANTA
Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo u wehliyo Danjiraha Soomaaliya ee Masar ahna Wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Ilyaas Sheekh Cumar ayaa…
Taliska Ciidamada Booliiska iyo Nabadsugidda Degmadda Hawl wadaag ee Gobolkan Banaadir oo wehlinayeen Ciidamada jagboontiyada guur guura ee Booliska ayaa hawlgal lagu xaqiijinayo Amniga degmadda ka sameeyay xaafadaha ay ka…
Taliyaha guutada 5-aad qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Korneyl Maxamuud Xasan Ibraahim Bakaay ayaa gaaray deegaano ay maamulaan Maamulka Dowlad Deegaanka Somalida Ee Itoobiya Socdaalka Wafdiga Taliye Bakaay ayaa…
Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble & Safiirka Imaaraadka?
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Alcuthman. labada mas’uul ayaa waxaa ka wada hadleen…









