Dagaal ayaa markale xalay waxaa uu ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada ka amar qaata Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo kuwa…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Guddiga Hirgelinta doorashada heer dowlad Goboleed ee Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay qabashada doorashada lix kursi iyo jadwalkooda oo ah xilliga la qabanayo. Kuraasta ay Jubbaland doorashadooda qabaneysa oo ah kuwii…









