Mareykanka oo kamid ah dowladaha taageera Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay xiisadda u dhaxeeysa Farmaajo iyo Rooble ee Manata ka taagan Gudaha Villa Somalia. Qoraal lagu daabacay Barta Twitter-ka ee…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta ayaa sheegay in go’aanada uu qaatay Farmaajo ay yihiin kuwo halis ku ah jiritaanka Dowladnimada iyo Xasiloonida Dalka.…
Shariif Sheikh Axmed “Go’aanadii Farmaajo Waxay Halis Ku Yihiin Jiritaanka Dowladnimada”
written by HAJI
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed ayaa ka hadlay xaaladda Cakiran ee haatan dalku marayo, waxaana uu sheegay in Go’aanadii uu qaatey Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday Mohamed Abdullahi Farmaajo…
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa tagay xafiiskiisa kadib markii taliyayaasha milatariga iyo booliska ee Federaalka ay gacan ka gaysteen in xiisadda ka taagnayd Madaxtooyada hoos loo dhigo,…










