Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeyn xagga cirka ah ka geystay dekedda Latakiya ee Dalka Suuriya, taasoo sababtay waxyeello kala duwan, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda dalkaasi. Duulaankaan dhanka cirka…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Dowladda Mareykanka ayaa baaq u dirtay hoggaamiyeyaasha Soomaalida, waxaana sidoo kale laga dalbaday in sida ugu dhaqsiyaha badan dooarshada lagu qabto. Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken oo qoraal soo…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta khadka telefoonka kula hadlay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika Molly Phee, xilli ay kasoo dartay xiisada ka taagan dalka.…
Hoos ka dhageyso ku celiska Baraamijka beeraha waxana maanta looga hadlaayo Beerashada Dalagyada Qudaarta,Barnaamijka waxaa iska kaashadey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacada Warsan Dhageyso:-Ku…










