Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (qalinle)
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Golaha Wasiirada Oo Cambaareeyay Isku Daygii Afgambi Ee Lagu Qaaday Xafiiska RW Rooble
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen arrimo muhiim oo khuseeya xaaladda dalka ,siyaasadda,amniga iyo doorashooyinka dalka. Golaha ayaa cambaareeyay isku…
Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa looga hadlay dagaal xalay ka dhacay Magaalada Beledweyne, kaas oo dhexmaray Ciidamo la socday wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Sarkaal lagu…
Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in uu socdo diyaar garowga Shirka golaha wadatashiga qaran
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in uu socdo diyaar garowga Shirka golaha wadatashiga qaran ee dhawaan uu ku dhawaaqay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim…










