Hoos ka dhageyso Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (qalinle)
WARARKA MAANTA
Axmed Madoobe Iyo Saciid Deni Oo Maanta Kulamo Gaar Gaar Ah La Yeeshay James Swan
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa Maanta kulan la yeeshay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee James Swan. Kulanka dhexmaray Madaxweyne…
Madaxweyne Lafta-Gareen oo Gaaray Magaalada Muqdisho Iyo ujeedka safarkiisa – Aqriso
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabnimadii maanta gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo soo dhaweyn loogu sameeyay. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde…
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxweyneyaasha Jubbaland iyo Puntland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Siciid Cabdullaahi Deni. Qoraal ka soo baxay Xafiiska…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…








