Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa galabta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiiradda Dowlada Ingiriiska iyo sii hayaha Safaarada Mareykanka. Madaxweynaha iyo Safiirada oo kulankooda sido…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Maamulka Puntland oo war ka soo saaray iscasilaada guddoonkii guddiga doorashooyinka ee Puntland.
written by HAJI
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa sheegtay in ka xuntahay iscasilaadda Guddoomiyaha iyo Kuxigeenka Guddiga Doorashooyinka Kumeelgaarka ah ee Puntland (TPEC). War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntalnd ayaa lagu shegay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Gudaha Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho Maanta oo Isniin ah ka furay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka. Shirka ayaa waxaa…










