Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka kooban Shan Wasiir kuwaas oo baaris rasmi ah ku samayn doona dhacdadii 27 December la isku…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka hadlay dagaal laba maleeshiyo Beeleed ku dhex-maray deegaannada Saaxmaygaag iyo Sanga jabiye, kuwaas oo kuyaalla inta u dhaxeeysa Gobolada…
Guddoomiyaha Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre ayaa iska casilay xilka guddoomiyenimada. Saalax wuxuu warqaddiisa iscasillaadda uu ku banneynayo xilka guddoomiyenimada guddiga uu u gudbiyey xubnaha guddiga iyo…









