Hoos ka Dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Maxamed C/raxamaan (Maleele)
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka hay’adda WFP ee Soomaaliya, Mudane Elkhidir Daluum,iyagoo ka wada hadlay…
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Shir Guddoomiyey Shirka Gudiga Abaaraha Gobolka Gobolka, kaas oo looga hadlayay waxka qabashada abaarta daran ee kajirta degaano kuyaalla Gobolkaas.…
Shirka oo shalay furmay ayna ka qeyb galayaan dhammaan madaxda Golaha Wadatashiga Qaran, ayaa diiradda lagu saarayaa dardargelinta doorashooyinka, hufnaanta, sixitaanka waxyaabihii ka khaldamay doorashada, amniga iyo jaangoynta xilliga la…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Waxaa Maanta Maalintii Saddexaad galaya shirka Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka, kaas oo ay ka qeyb galayaan Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxweynayaasha, Galmudug, Hir-Shabeelle, Koonfur Galbeed, Puntland iyo Jubbaland & Guddoomiyaha…










