Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Jeffrey Feltman ayaa bishan xilka ka tagaya kadib in ka badan 9 bilood oo uu xilkaasi hayay, waxaana xilkaas la wareegaya…
WARARKA MAANTA
Waxaa maalintii afaraad galay shirka Golaha Wadatashiga qaranka ee ka socda Magaalada Muqdisho oo looga hadlayo Arrimaha Doorashooyinka & Amniga Dalka si loo meel-dhigo qorshaha geedi-socodka Soomaaliya. Madaxda golaha wadatashiga…
Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa beenisay warar sheegayay in shirka golaha wadatashiga uu burbur ku dhaw yahay isla markaana uu xoogeystey khilaaf ka dhashay cidda ammaanka dalka hogaaminayso Afhayeenka xukuumada Maxamed…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa faahfaahin waxaa uu ka bixayay qodobada ay maanta shirka ugu doodeen madaxda Golaha Wadatashiga Qaran, kaasi uu shir guddoominayay R/wasaaraha Xukuumadda…










