Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheikh Adan (Qalinle)
WARARKA MAANTA
Dowladda Imaaraadka Carabta oo diyaarad Sida gargaar soo gaarsiisay Muqdisho
Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ka soo dejisay Macaawino gaareysa 26-tan, oo isugu jirta Cuntooyinka nuucyadeeda kala gedisan. Waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde haatan ku…
Rooble oo ku dhawaaqay in Imaaraadka lagu wareejin doono lacagtii looga qaaday Garoonka Aadan-Cadda
Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomay deeq gargaar ah dowladda Imaaraadka Carabta ugu talo gashay caawinta dadka abaartu saameysay, ayaa dowladda Imaaraadka ka raalli galiyay dhacdadii…
Midowga Musharaxiinta Oo War Kasoo Saaray Dib U Soo Celinta Xiriirkii Somalia & Imaaraadka
Midowga Musharaxiinta ayaa dowladda Imaaraadka Carbta uga mahadceliyay Gargaarkii ay soo gaarsiiyeen dowladda Soomaaliya ee loogu tala-galay dadka saameeyeen Abaaraha ka jira dalka. Midowga ayaa ku boggaadiyay Ra’iisul Wasaare Rooble…
Waxa soo gabagaboobay kulankii ay xalay hotel Decale ku lahaayeen Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaran ee looga arinsanaya doorashooyinka kaas oo shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Kulankaan ayaa…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka & Dimuqraadiyeynta maamulka Puntland ayaa fududeysay Shirka nabadaynta iyo dib u heshiisiinta beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deegaanka Saax-maygaag. Gogosha oo uu dhigay, daahna…










