
Labo ka mid ah diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka ayaa la burburiyay, xilli ay ku soo dhawaadeen saldhig ay ciidamada Mareykanka ku leeyihiin meel u dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada Baqdaad.
Sarkaal u hadlay ciidamada ku sugnaa Saldhiga xilliga la soo weerayay ayaa sheegay in nidaamka difaaca ee saldhiga uu ka hor tagay laba diyaaradaha aan duuliyaha laheyn.
βKani wuxuu ahaa weerar halis ah oo lagu qaaday soo qaaday saldhigeena oo u dhow garoonka,β ayuu yiri sarkaalka .
Ilaa hadda ma jirto cid sheegatay masβuuliyadda weerarka