Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Odawaa Yuusuf Raageoo oo kulan la qaatay dhammaan Saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa amray in aysan ku milmin siyaasadda, islamarkaana ay noqdaan ciidan qaran.…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
Dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa arroornimadii hore ee saakay oo khamiis ah ka dhacay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Maamulka Hirshabeelle. Dad…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay soo geba-gabeysay shir wadatashi ah, oo ay Magaalada Muqdisho kula yeelatay Guddiga Midowga Afrika iyo AMISOM. Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu wakiil ka ah Cabdulqaadir…
Madaxweynaha dowlada goboleedka Galmudug oo Safiirka Ingiriiska kala hadlay xaaladda dalka & doorashooyinka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay Safiiradda Dowladda Ingiriiska ufadhisa Soomaaliya Danjirad Kate Foster.Madaxweynaha iyo Danjiradda ayaa ka…










