halka Hoose Ka dhegeyso warka Habeen 15-09-206 Dhageyso:Warka habeen 15-09-2016 was last modified: September 15th, 2016 by ATEERA
WARARKA MAANTA
Howlgal qorsheeysan oo ay wadajir u fuliyeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo AMISOM ayaa lagu dilay horjoogihii maleeshiyada Alshabaab ee dagmada Aa-dheegle ee gobalka Shabeellaha Hoose. Howlgalka oo dhacay habeennimadii…
Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud, mar kalena u taagan doorashada Madaxweynaha ee October ayaa Xaley daaha ka rogaya Ololihiisa doorashada, iyadoo Munaasabad lagu soo bandhigayo afartii sano waxqabadkiisa ay…
Dhageyso:Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa ka hadlay Arimaha Doorashooyinka wadanka ka dhacaya bilaha soo socda
Madaxweynaha Maamulka Puntland oo dib ugu laabtay Deegaanada Puntland ayaa wuxuu ka hadlay Shirkii Madasha Hogaamiyeyaasha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Muqdisho. C/wali Maxamed Cali (Gaas) Madaxweynaha…
Dhageyso:Gudoomiyaha barlamaanka soomaaliya maxamed sheikh cusmaan jawaari ayaa sheegay in xildhibaanada barlamaanka wakhtigooda dhamanaya ay aadeen gobalad ay kazoo jeedaan.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ka hadlay arimo badan oo la xiriira Baarlamaanka hada jira ayaa ugu horeyn wuxuu sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay…
Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane;Maxamed Mukhtaar Ibraahim, ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo,halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay. Wasiirka iyo xubnihii Safarkiisa ku wehliyay ayaa soo…
YUSUF XASAN MURSAL OO SHAACIYAY INUU YAHAY MUSHARAX U TAAGAN XILDHIBAANIMADA BFS EE 2016
Baydhabo(WRB)Yuusuf Xasan Mursal oo ka mid ah Aqoonyahanada Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta ololihiisa musharaxnimo ku soo bandhigay magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay. Ka dib markii maanta Mushax…









