Waxaa saakay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaaradihii qaadka ka keeni jiray dalka Kenya ka dib muddo ay hakad ku jireen. Wararka naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha ee…
Category
WARARKA MAANTA
DAAWO SAWIRO+DHAGEYSO: WASIIRKA CAAFIMAADKA SOOMAALIYA OO SOO GAAREY MAGALADA BAYDHABO
written by ATEERA
Waxa Maanta Magaalada BaydhaboEe Xarunta Gobolka Bay soo gaarey wasiirka caafimaadka Ee Dowlada Federalka Soomaaliya Maxamed Xaaji CabdiNuur Madeer. Waxaa sidoo kale wasiirka safarkiisa ku wehlinayey Dhaqaatiir indhaha Daaweysa Isla…
DEG DEG:-DAGAAL CULUS OO QASAARO GESTEY AYAA CAAWA KA SOCDA XARUNTA CIIDANKA DFS EE MUURI G/SH/HOOSE
written by ATEERA
Muuri(WRB)- Warar goordhaweyd kusoo dhacay Shabakada Idalenews.com ayaa waxay sheegayaan in Caawa dagaal xoogan uu ka socdo Dagaal Xoogan. Koox Hubeysan ayaa waxay weerar ku qaadeen fariisin ciidanka Dawlada Soomaaliya…
Dhageyso:A/Madoobe oo Awaamiir Yaab leh ku soo rogay Lamaanaha isku guursanaya Kismaayo
written by ATEERA
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo saaray awaamiir ka dhan ah lamaanaha doonaya in ay isu guursadaan Magaalada Kismaayo. Madaxweynaha oo la hadlaayay shacabka reer Kismaayo,…










