Waxa Maanta Magaalada BaydhaboEe Xarunta Gobolka Bay soo gaarey wasiirka caafimaadka Ee Dowlada Federalka Soomaaliya Maxamed Xaaji CabdiNuur Madeer.
Waxaa sidoo kale wasiirka safarkiisa ku wehlinayey Dhaqaatiir indhaha Daaweysa Isla markaana Wasiirka ayaa soo kormeerey Qiibaha Kala Duwan Ee Isbitaalka weyn Ee Gobolka Bay.
Ugu dambeyntii, Wasiirka ayaa waxa qalab isugu jira Daawo iyo qalab Caafimaad ku wareejiyey Agaasimaha Guud Ee isbitaalka Gobolka Bay.
Halkan Ka Daawo Sawiro Dhageyso Goor dhow Codadka OO Dhameystiran
W/Q/Wariye Siidcali Muuse Maxamed (ateera)