Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
WARARKA MAANTA
Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay Waxyaabaha Maanka dooriya & dad isticmaalayay
Howlgal uu hoggaaminayo Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal Xuseen Cali Maxamuud lagana sameeyay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa lagu soo qabqabtay Mandoriyaal iyo dadkii isticmalayay. Howlgalkan oo qaatay…
Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa Xaafad katirsan degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir waxaa ay kudileen Sarkaal ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Sarkaalka oo Magaciisa lagu sheegay Cabdi Dheere ayaa…
Kusimaha Madaxweynaha Ahna Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Xildhibaan Dr Cali Saciid Faqi ayaa Maanta shir Gudoomiyey Shir looga hadlayey wax ka qabashada dadka Abaartu saameysey ee ku Nool…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/llahi…









