Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Awqaafta iyo arrimaha diinta Jubbaland Maxamed Yuusuf Cumar ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dhibaato ku hayaan dadka Shacabka, isla markaana maalin walba ay dilayaan. Waxaa uu sheegay…
Category
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Mudane Axmed Buulle Gareed ayaa ka hadlay doorashada 16-ka kursi ee taalla gudaha magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka, kuwaas ay hareeyeen murano xoogan. Buulle ayaa shaaciyey…
Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kadib markii uu kasoo bogsaday qarixii uu ku dhaawacmay ee lala eegtay. Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee…
Duqa Magaalada Muqdisho Oo Farriin U Diray Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose Ee Xamar
written by Warsan Radio
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda xilgaarsiinta Fowziya Abiikar Nuur iyo Agaasimaha Caafimaadka ee…









