Dowladda Mareykanka ayaa waxa ay ka hadashay weerarkii dhinaca cirka ahaa, ee Habeen ka hor ka dhacay Deegaanka Jeexdin, oo dhaca Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. War Qoraal ah…
Category
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:Dowlada Koonfur Galbeed Oo Amaro Kusoo Rudey Musharxiinta Kala Duwan Ee Soo Garaya Magalada Baydhabo In Amaanka Magalada Aysan Qalqal Gilinin
written by ATEERA
Baydhabo(WRB)Magalada Baydhabo Oo Xarun Kumeelgaar U Ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Waxaa Maalmahaani Ku Soo Qulqulaayey Musharaxiin Iskugu Jiraan Kuwa Doonayaa Xildhibaanada Cusub Ee Dowlada Faderaalka Soomaaliya Iyo…
Boosaaso(WRB)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo maalmahan socdaal shaqo ku marayay deegaano ka tirsan maamulka Puntland ayaa shalay kormeer howlleed ku tagay Madaarka…
Muqdisho(WRB)Sarkaalkan, ayaa waxaa uu ka tirsanaa Wasaaradda Cadaaladda Somaliya, iyadoo rag bistoolado ku hubeysan ay xalay ku dileen Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir. Maxamed Axmed Qoordheere, ayaa xilligii la dilaayay…










