Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxweynayaasha Hir-Shabeelle & Galmudug
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa booqasho hambalyo iyo salaan ugu tagay Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud, waxa uuna u rajeeyay in Alle ku guuleeyo Masuuliyada…
Antonio Guterres oo ku dhawaaqay inay kordhinayaan taageerada dowladda Cusub ee Soomaaliya
Baydhabo-{WMN}-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhoweeyay doorashadii ka dhacday caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho halkaas oo lagu doortay madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud. Xoghayaha Guud ayaa hambalyo u diray madaxweynaha…
Farmaajo oo magacaabay Guddiga Qabanqaabada Xil-wareejinta Madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan booqasho iyo salaan ah waxa uu Madaxtooyada Qaranka kula qaatay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo 15-kii May loo…
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Ciidanka Mareykanka ee kusoo wajahan Soomaaliya
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxweynaha Maraykanka Jeo Biden uga mahadceliyey in ciidamo cusub uu Maraykanku keeno Soomaaliya, sida ay baahisay Villa Somalia. Madaxweynaha cusub ayaa xusay…










