Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Baydhowy-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka & Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo Shaqadiisa wata kadib xilka qaadistii uu ku sameeyay Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo aan Shaqeyn ayaa kulan la qaatay…
Madaxweynaha cusub oo ka qeyb galay Shir ku saabsan dib u habeynta maaliyadda
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta aalladda fogaan aragga kaga qeybgalay shir ku saabsan dib-u-habeynta dhaqaalaha dalka kaasoo ay yeesheen Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Dhexe. Sida ay sheegeen xubno…
RW Rooble oo Madaxweyne Xasan Sheekh ugu baaqay in uu dalka ka ilaaliyo Milkiile
Baydhowy-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaloya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Madaxweynaha dooran ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ka dalbaday in uu dalka ka ilaaliyo Milkiile, isla markaana go’aanka lagu maamulayo…
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta la kulmay safiirka dowlada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya. Kulanka oo ahaa salaan iyo Hambalyo ayaa safiirka waxaa uu madaxweynaha…










