Baydhowy-{WMN}-Alle ha unaxaristee waxaa xaxay Xaafada waabari gaar ahaan laanta hawada oo ka tirsan Dagmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud lagu dilay Nin lagu Magacaabi jiray Bare Cali Maax. Nin…
WARARKA MAANTA
Soomaaliya & Hay’adda lacagta Adduunka oo ka wada-hadlay Arrimaha deyn cafinta
Baydhowy-{WMN}-Waxaa shir ku qabsoomay habka fogaan aragga ee Zoom-ka muhiimna u ahaa hannaanka Geddi Socodka deyn cafinta Soomaaliya yeeshay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr. Cabdiraxman Ducaale Beyle iyo Madaxda Hey’adda Lacagta…
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha
Baydhowy-{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha kuwaas oo Guddoomiyaha kala hadlay sidii wax looga qaban…
Baydhowy-{WMN}-Barqanimadii Maanta ayaa Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado waxaa Xaafad katirsan degmada Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir ay ku dileen Sarkaal katirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.…
Baydhowy-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta oo Khamiis ah guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansxiyay xeerar dhowr ah. Shirka oo ay fadhiyren inta badan Golaha…
Xukuumadda Somalia oo Maanta Imaaraadka ku wareejisay lacagtii horay looga xayiray
Baydhowy-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, si uu uga qeyb galo tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii geeriyooday Imaaraadka Sheikh Khaliifa Bin Zayid…










