Baydhabo-{WMN}-Maleeshiyo Beeleed hubeysan ayaa waxaa la sheegay inay Rasaas ku fureen gaari ay Saarnayeen Dad Shacab xilli uu marayay duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, waxaana ka dhashay khasaaro…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Soomaaliya iyo Hey’adda IMF oo gaaray heshiis cusub kadib wadahadalkii ay la yeesheen Madaxweynaha cusub Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Muqdisho, May 20,2022, Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee…
Dowladda Shiinaha oo Ciidamo & Maraakiib dagaal usoo dirtay Xeebaha Soomaaliya
Baydhabo-{WMN}-Ciidamada badda Shiinaha oo wata Maraakiibta wax burburiya ee kala ah Suzhou iyo markab lagu magacaabo Nantong ayaa howlgalkoodii ugu horreeyay ee galbineed ka bilaabay gacanka cadmeed iyo biyaha Soomaaliya.…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhruuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa oo ka hadlay dabkii xalay ka kacay Suuqa Banaadir ayaa xanuunka la qeyb sadayganacsatada Soomaaliyeed ee hantidoodii ku gubatay dabkaas.…
Dadaallada lagu raadinayo xilka Ra’iisulwasaaraha ayaa ka socda magaalada Muqdisho, waxaana Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu qaabilay saacaddihii lasoo dhaafay siyaasiyiin qaarkood si weyn looga yaqaano siyaasadda. Madaxweynaha…








