WARARKA MAANTA
Itoobiya oo Maxkamad soo taagtay Saraakiil Sar sare oo Abiy Axmed kasoo horjeestay
Baydhowy-{WMN}-Jeneraal caan ah oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo dhaliili jiray xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa Jimcihii kasoo muuqday maxkamadda, kadib markii toddobaadkan la xiray, sida ay sheegtay xaaskiisa,…
Wasaaradda Waxbarashadda oo shaacisay xilliga la qaadaayo imtixaanka dowladda
Baydhowy-{WMN}-Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda FederaalkaSoomaaliya, ayaa ardayda, waalidiinta, macallimiinta, maamulayaasha iyo dhammaanbahwadaagta waxbarashada Soomaliyeed la wadaagtay shaacinta waqtiga qaadistaimtixaanka midaysan ee fasalka 12aad. Wasaaradda Waxbarashadda ee…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Somaliland oo xirtay Nin Baraha Bulshada ku dhaliili jiray Madaxweynaha Jabuuti
Baydhowy-{WMN}Waxaa maalintii Saddexaad ku xiran degmada Gabilay ee degaannada Somaliland Aare Saleebaan Cowleed oo ah muwaadin u dhashay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, waxaana xiray ninkaan sida wararku sheegayaan ciidamada ammaanka Somaliland,…









