Baydhowy-{WMN}Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ay tiro dad ah ku xir xireen degaano hoostaga degmada Mahadaay…
WARARKA MAANTA
Villa Somalia oo faah faahisay Qaban qaabada xil wareejinta Madaxweyne Xasan Sheekh
Baydhowy-{WMN}Waxaa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia ka socota qaban qaabadii ugu dambeeysay ee Madaxweynaha xilka kasii dagaya Mxamed Cabdullaahi Farmaajo uu xilka ugu wareejinayo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh…
Baydhowy-{WMN}Kulanka Maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland oo uu guddoominaayey Guddoomiye kuxigeenka labbaad ee Golaha Md.Cali Xamuud loogana hadli lahaa arrimo ku saabsan xaaladda Soomaaliland ayaa Maanta baaqday. Xoghayaha Guud ee…
Dowladda Uk oo tababar siisay Ciidamo ka kala tirsan AMTIS iyo kuwa xoogga dalka Soomaliya
Baydhowy-{WMN}32-askari oo ka tirsan ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa tababar ku saabsan sirdoonka, dabagalka iyo sahanka loogu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho. Boqortooyada Ingiriiska iyo…
Baydhowy-{WMN}-Shirkadda Mordana ee sameysay talaalka cudurka Covid-19 ayaa hada sameysay talaalka cudurka Aids-ka ka soo ay tijaabadiisa kasocoto wadamo ku yaala qaarada Afrika. Horraantii sanadkan, shirkada Moderna ayaa gudaha Mareykanka…
Guddoomiyaha Aqalka Sare & Safiirka Itoobiya oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah
Baydhowy-{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xashi Cabdullahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare Maanta oo Axad ah waxaa uu ku qaabilay Safiirka Dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan,…










