Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa sheegay inay ka shaqeyn doonaan sidii ciidamadii Eritrea la geeyay dalka sida uga dhakhsiyaha badan dalka dib loogu soo celin lahaa. Waxaa uu…
WARARKA MAANTA
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Mudane Xuseen Sheekh uu tusaale…
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gaaray deegaanka Ceelmacaan ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha ayaa kormeerkiisa ugu kuurgalay xaaladaha guud ee deegaanka sida amniga, iyo tan kaluumeysatada…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Galmudug & Jubbaland kala hadlay waxka qabashada dhibaatooyinka kajira degaannadooda
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Cusub ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah waxaa uu la qaatayMadaxweyne ku xigeennada dowlad Goboleedyada Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan iyo Galmudug Cali…
Qorshe lagu doonaayo in xilka looga tuuro Madaxweyne Laftagareen oo ka Socoda Magaalada Muqdisho .
Baydhowy-{WMN}-Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in rag Siyaasiyiin ah oo kasoo jeeda degaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya ay Magaalada Muqdisho ka wadaan qorsho ay…










