Category
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo sheegay in maamulkiisa uusan waxba ka qaban karin sicir bararka
written by Warsan Radio
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar, ayaa sheegay in maamulkiisu uusan waxba ka qaban karin sicir bararka raashinka iyo dhibaatada ka taagan sarifka dollarka. Waxa uu tusaale u soo…
Baydhowy-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Daarusalaam ee caasimadda dalka Tanzaniya wasiirka Difaaca iyo adeegga Qaranka Dalkaasi marwo, Stergomena Lawrence Tax.…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika
written by Warsan Radio
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Marwo Annette Weber oo…










