Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay written by Warsan Radio 25/05/2022 Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 4aad Guutada 16aad ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgal qordheysnaa kana dhan ahaa Ururka Al-Shabaab ka fuliyay degmada Buurhakaba ee iyo degaano hoostaga ee Gobolka Baay.Ciidamada ayaa sigaar ah howlgallo layu baarayay Guryaha iyo Gaadiidka noocyadiisa kala duwan ka fuliyay degmada degmada Buurhakaba iyo degaanka Ceelbashiir oo 10km u jira degmadaas, halkaas oo la sheegay in mararka qaar ay dadka ku dhibaateyn jireen Al-Shabaab.Saraakiil katirsan Guutada 16aad ee Kumaandooska DANAB ayaa sheegay in sidoo kale ay Ciidamadu howlgallo gaar ah ka fuliyeen dhulka howda ah ee degmada Buurhakaba, halkaas oo mararka qaar lagu arko Xubno katirsan Al-Shabaab ma sheegin waxyaabo lagu soo qabtay howlgalladaas.Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay oo sidoo kale ay ku sugan yihiin Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa waxaa mararka qaar xilliyada habeenkii weerar kusoo qaada dagaalamayaal ka tirsan Ururka Al-Shabaab, halka Ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed ay degmadaasi ka fuliyaan howlgallo gaar ah. Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay was last modified: May 25th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Khasaaro ka dhashay dagaal dhexmaray Soomaalida & Canfarta next post Shirka Midowga Afrika oo furmaya & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa You may also like Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo iclaamiyay banaanbax weyn oo berri ka dhici doona Muqdisho 17/10/2017 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 24/11/2019 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 22/09/2020 kiisas cusub ee coronaviruse oo soo kordhay iyo Saddex qof oo Muqdisho ugu geeriyootay Coronavirus 16/04/2020 Faah faahin kasoo baxeysa Dil ka dhacay Degmo ka tirsan Gobolka Bakool 30/03/2021 Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulamo ka wada Magaalada Kismaayo 27/11/2023 Mareykanka oo cadeeyay inuu si wadi doono taageerada Afghanistan uu ka siiyo la dagaalanka Daalibaan 26/07/2021 Faah faahin kasoo baxeysa Hoobiyeyaal saakay lagu weeraray Garoonka Aadan Cadde 19/08/2023 WIIL JADEECO INDHA TIRTEY OO HOOYADIIS GANACSI LOO ABUUREY 28/04/2018 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 05/09/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.