Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhagesyo Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrineyso Yusuf Sheikh Adan (Qalinle)
Category
WARARKA MAANTA
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in dhawaan uu billaabi doono howlgal cusub oo militari oo laga sameyn doono xadka dhanka koonfureed, si loola dagaallamo khatarta argagixisada ee…
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame u magacaabay ergayga gaarka ah ee arrimaha abaaraha Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Cabdiraxmaan in uu…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…










