Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
WARARKA MAANTA
Baydhowy-{WMN}-Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Antony J. Blinken iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wada hadlay khadka isgaadhsiinta, iyadoo Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanku uu hambalyo u diray madaxweynaha…
Baydhowy-{WMN}Ciidanka Kumaandooska Gorgor ee xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen tuulooyin u dhow degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha…
Dowladda Shiinaha oo sheegtay inay kordhin doonto taageerada ay siiso Soomaaliya
Baydhowy-{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dalka China Amb. Fei Shengchao. Danjiraha oo dhambaal salaan ah soo gaarsiiyay Guddoomiyaha…
Ergayga Madaxweynaha u qaabilsan Abaaraha oo Hay’adaha kala hadlaya Abaaraha
Baydhowy-{WMN}Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa la kulmay Isu-duwaha Koonfurta Soomaaliya ee dalladda isku tagga hay’addaha aan dowliga aheyn…










