Category
WARARKA MAANTA
Axmed Karaash Oo Maanta Daah-Furay Imtixaanka Shahaadiga Ee Deegaanada Puntland
written by Warsan Radio
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa uga mahadceliyay bahda waxbarashada shaqada wanaagsan ee ay hayaan, ‘’Waxaan u mahadcelinayaa guud ahaan bahda Wasaarada Waxbarashada Puntland…
DFS oo Bangiga Adduunka & IMF kala hadashay bilaabida lacagihii laga joojiyay
written by Warsan Radio
Baydhowy-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta oo Jimce ah shir guddoomiyay kulanka wadajirka ah ee Bangiga Adduunka iyo IMF. Shirka ayaa waxaa ay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…










