Baydhowy-{WMN}-Madaxda Midowga Afrika ayaa ku shiraya dalka Equatorial Guinea Maalintii labaad, iyaga oo ka hadlaya arrimo ay kamid yihiin Sicir bararka oo dhalaiyay dagaalka Ukriane, taas oo keentay inay sii…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee Marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwac…
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Wafdi ka socda Hay’adda Tadamun
written by Warsan Radio
Baydhowy-{WMN}-Wafdi ka socda Hay’adda Wadaniga ah ee Tadamun oo ka shaqaysa arrimaha bulshada sida Waxbarashada, Caafimaadka, Biyaha, Howlaha Gargaarka iyo Horumarinta ayaa maantay kulan la qaatay Madaxweynaha Dowlad goboleed Koonfur…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…










