Baydhowy-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Marwo Annette Weber Kulankooda ayaa ku saabsanaa xaaladda…
WARARKA MAANTA
Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Mahad Salaad oo loo Magacaabay Agaasimaha NISA
Baydhowy-{WMN}-Golaha Wasiirada Soomaaliya ay soo jeediyey in xildhibaanMahad Maxamed Salaad uu noqdo Taliyaha Hay’adda Nabad- Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA. Golaha Wasiirrada ayaa iska leh soo jeedinta iyo magacaabista…
Baydhowy-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo lagu ansixiyey miisaaniyadda sanadkan 2022-ka iyo Agaasimaha Hay’adda Nabad-sugidda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu u magacaabay mudaneyaashan hoos ku xusan Lataliyeyaal Madaxweyne; 1. Ibraahim Eidle Sulayman Lataliyaha Sharciga Madaxweynaha…
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay qorshihiisa xiga ee doorashada soo socota markii uu dhamaado mudada Afarta Sano ah ee dowladdiisa maadaama doorashooyinkii la soo dhaafay…










