Baydhowy-{WMN}-Hoos ka dhageyso Barnaamijka Bandhiga Warsan Radio oo aqrinayo Abdiraxmaan Maxamed Axmed (Odey)
WARARKA MAANTA
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. labada dhinac ayaa ka wada hadlay xaaladda guud…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Baydhabo-{WMN}-Bam-gacmeed ayaa xalay lagu tuuray Xafiis ay ku sugnayeen mas’uuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku yaal Xaafada Bundaweyn ee Magaalada Beledweyne, waxaana weerarkaasi bambaano ay dhaawacyo kasoo gaareen Askar,…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa Halka uu degan yahay ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo hambalyo iyo salaan ugu tagay. labada…
Howlgal lagu qabtay Xubin katirsan Al-Shabaab oo laga sameeyay Shabeellaha Hoose
Baydhabo-{WMN}-Howlgal qordheysnaa ayay ka sameeyeen Ciidamada daraaawiishta Koonfur Galbeed degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo la sheegay in lagu qabtay Xubin katirsan Ururka Al-Shabaab. Howlgalka ayaa yimid kadib…










