Ciidanka Dowladda oo garab ka helaya Ciidanka Howlgalka u jooga Soomaaliya ee AMISOM ayaa xalay waxa ay Howlgal gaar ah ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan Degmada Waaberi. Howlgalka ayaa ahaa…
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:M/weynaha koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan”Urarka Al shabaaab Waxaa Loogu Adkaan Karaa Isku Xirnaan Dhaxmanta Bulshada Iyo Ciidamada
Baydhabo(WRB)Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan Ayaa Waxaa Uu Shacabka Ku Nool Goboladaan Koonfurta Ugu Baaqey In Ay Kawada Shaqeyaan Nabad Galiyada Xiriir Wanaagsan Ay…
DHAGEYSO:M/weynaha koonfur galbeed shariif xasan ayaa xariga ka jarey xarunta cusub ee ciidamada booliska gaarka ah ee koonfur galbeed
Shariif xasan sheikh aadan madaxweynaha dowlada koonfur galbeed,wasiiro,xildhibaano,taliyaasha ciidamada amisom iyo kuwa soomaalida,madaxda maamulada gobalka iyo degmada ayaa ka qeyb galey munaasabad xariga looga jareyey xarun cusub oo loo dhisey…
Dhageyso:Maamulka KGS Oo Kahadley Howlgaladii Ugu Dembeysay Oo Laga Faliyey Degaanadaan Kg
Baydhabo(WRB)Wasiirka Hubkadhaigista Dhaqancelinta Towbarada Iyo Maleeshyaadka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Xasan Xuseen Maxamed Eley Ayaa Waxaa Uu Kahadley Howlgaladii Ugu Dembeesey Ee Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu baaqay ciidanka maamulka Koonfur Galbeed in ay ilaaliyaan sharafta iyo nidaamka shacabka kunool deegaanada maamulka Koonfur…









