Halka Hoose Kadhageyso Warka Habeen Ee Idaacada Warsaradio 12-10-2016
WARARKA MAANTA
Barlin(WRB)- Ninkii Suuriyaanka ahaa ee dhawaan ciidamada Jarmalku howlgalka kusoo qabteen islamarkaana ku eedeysnaa arrimo argagixiso ayaa waxaa meydkiisa laga helay xabsi ku yaal magaalada Leipzig ee dalkaasi Jarmalka.…
Jowhar-(WRB)- Waxaa goor dhow Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe lagu doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle. Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa u tartamayay Abuukar Xasan Maqani iyo Sheekh Cusmaan…
Muqdisho-(WRB)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka maamulka cusub ee HirShabeelle oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar oo ah xarunta…
Jowhar-(WRB)- Waxaa goor dhow Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe lagu doortay Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Maamulka Hirshabeelle. Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa u…
Gaalkacyo-(WRB)- Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug maanta waxaa markale ka dhacay Dagaal u dhaxeeyay Ciidamo ka kala tirsan Maamulada Puntland iyo Galmudug. Dagaalkan u dhaxeeyay Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa wuxuu…
DAAWO SAWIRO+DHAGEYSO:MISHURTY ARLAADI OO DEEQ GAR GAAR AH GAARSIISEY XARUNTA DHIMIRKA EE MAGALADA BAYDHABO
Baydhabo(WRB)Waxaa laga dayrinayaa xaalada xaruunta dhimirka ee magaalada baydhabo,ayadoo xaruuntaasi lagu dabiibayo bukaano badan oo maskaxd loogu jiro kuwaasoo laga kala keeney gobolada bay bakool iyo gedo. Aadan c/raxmaan maxamed…








