Buurdhuxule(WRB)-Wararka ka imaanaya deegaanka Buurdhuxule Gobolka Bakool ayaa sheegaya in gaari ay saarnaayeen labo xubnood oo ka tirsan Al Shabaab iyo saddex ruux oo shacab ah inay miino kula qaraxday…
WARARKA MAANTA
Dhageyso:Maamulka degmada baydhabo oo baaq udirey musharxiinta soo garayaa magalada baydhabo
Baydhabo(WRB)Magalada baydhabo oo xarun kmg ah dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya ayaa waxaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq aad u wanaagsan oo dhanka amaanka kaasi oo Ay kashaqeyeen maamulka degmada ciidamada laka…
Muqdisho-RisaalaFM- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay hoggaanka cusub ee Maamulka Hirshabeelle oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar. Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa loo doortay…
Baydhabo(WRN)Baarlamaanka koonfur Galbeed ayaa soo gaba gabeeyay Doorashada xubnaha Aqalka Sare u matalaya Dowlad Gobaleedkaas koonfur Galbeed. Doorashadan ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, Guddiga Doorashooyinka Maamulka Koonfur…
Mudanaayasha baarlamaanka Puntland oo ay soo xaadireen in ka badan 50 Mudane waxaa shir Guddoominayay guddoomiyaha Barlamaanka PuntlandAxmed Cali Xaashi, waxaana Goob jog ahaa Guddiyadda doorashooyinka dadban ee heer Federaal iyo…









