Baydhowy-{WMN}-Hay’adaha samafalka ayaa ka digaya tirada dadka ay soo foodsaarayso macaluusha ka jirta gobolka Geeska Afrika inay gaarto illaa 20 milyan oo qof, marka la gaaro dhammaadka bisha September ee…
WARARKA MAANTA
Baydhowy-{WMN}Madaxweyne kuxigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Garoowe kulan kula qaatay Wefdi ka socday Safaaradaha dowladaha Finland iyo Norway. Kulanka ayaa labada dhinac…
Baydhowy-{WMN}Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kusugan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay oo safarkiisii ugu horreeyay ku tegay tan iyo markii la doortay 15-kii Bishii…
Madaxweynaha Somaliland oo Safiirka Midowga Yurub kala hadlay doorashooyinka kusoo wajahan
Baydhowy-{WMN}Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Midowga Yurub, Amb. Tiina Intelmann oo ay wehelinayeen Safiirka Sweden Amb. Per Lindgarde iyo Maria Groeneveld oo ka socotay…
Baydhowy-{WMN}Waxaa Maanta Magaalada dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug gaaray oo siweyn loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka tegay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay oo maalmihii la…









